ciniq
(m.dh)

1. In yar oo dheeraad ah oo la siiyo qof wax gatay. 2. Hambo. ld iniq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciniq

iniq [m.dh]
ld ciniq.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg