cinniin
(m.l)ld ciniin¹.
cinniin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-nay, -ntay)ld ciniin².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cinniin ↴
ciniin [m.l] (-nno, m.dh)
Nin aan dumarka u galmoon karin, u tegiddooda aan karti u lahayn. ld caniin¹, cinniin¹.
ciniin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Nin aan dumarka u galmoon karin noqosho. ld caniin², cinniin².
ciniinid [m.f.dh]
eeg ciniin². ld caniinid, cinniinid.
ciniinnimo [m.dh]
(daaw.) Awood la'an ninku u sameyn kari waayo galmo. ld caniinnimo, cinniinnimo.
cinniini [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld ciniini.
cinniinid [m.dh]
ld ciniinid.
cinniinin [m.dh]
ld ciniinin.
cinniinnimo [m.dh]
ld ciniinnimo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg