ciyaarsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)ld cayaarsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciyaarsii ↴
cayaarsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Wax ciyaar ku madaddaalin. 2. Qof tababbarid (askaro). ld ciyaarsii.
cayaarsiin [m.f.dh]
eeg cayaarsii. ld cayaarsiis, ciyaarsiin, ciyaarsiis.
ciyaarsiin [m.dh]
ld cayaarsiin.
ciyaarsiis [m.l]
ld cayaarsiin.
darandoorri [m.l]
1. Nooc ciyaarsiiska ka mid ah oo uu qofka taagani si aan kala go'lahayn cagaha dhulka ula dhaco. 2. D. ah: fal aan si kala go'lahayn u dhaca. 3. dl. darandoorriyid.
hurdansii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Laba wiil hurdan ciyaarsiin.
wiifow [m.l] (-wyo, m.dh)
1. Geed wareegsan oo fardo qoryo ah iyo kuraas lagu fariisto leh oo carruurta lagu ciyaarsiiyo. 2. Kursi meel ka laallaada oo carruurta lagu ruxo.