ciyaarsiis
(m.l)

ld cayaarsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciyaarsiis

cayaarsiin [m.f.dh]
eeg cayaarsii. ld cayaarsiis, ciyaarsiin, ciyaarsiis.

darandoorri [m.l]
1. Nooc ciyaarsiiska ka mid ah oo uu qofka taagani si aan kala go'lahayn cagaha dhulka ula dhaco. 2. D. ah: fal aan si kala go'lahayn u dhaca. 3. dl. darandoorriyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg