coomaadi
(m.l) (-iyo m.dh)

Nooc haadka hilibka cuna ka mid ah, xoog badan leh, gorgorkana ka yar. ld coomaadde.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh coomaadi

coomaadde [m.l]
ld coomaadi.

wadki-arag [m.l]
Cantalyaa, coomaadi. ld wedki-arag.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg