coorcoor
(m.l)

Jactad ku dhaca jirka nafleyda oo uu keeno qabow ama jirro.

coorcoor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Jir nafley, jactad ku dhicid qabow ama jirro darteed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh coorcoor ↴

coorcoorid [m.f.dh]
eeg coorcoor².

coorcoorsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax coorcoor yeeshay ahaansho (jir nafley).

coorcoorsanaan [m.f.dh]
eeg coorcoorsan. ld coorcoorsanaansho.

coorcoorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld coorcoor- sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg