cuban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; -bmi)

1. Dalool wax la cubay ahaansho. 2. Wax neeftu ku xirantay noqosho (san). ld cugan¹.

cuban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax la cubay ahaansho. 2. Qof ciyaar loo xulay ahaansho. ld cugan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuban

cubcuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Maqaar dhal xoolaad, wax la cucubay ahaansho. ld cucuban.

cubmid [m.f.dh]
eeg cuban¹. ld cugmid.

cubnaan [m.f.dh]
eeg cuban². ld cubnaansho, cugnaan, cugnaansho.

cucuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld cubcuban.

cugan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
ld cuban¹.

cugan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
ld cuban²; culan.

cub [m.l]
1. ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf. 2. “C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug¹.

cub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Dalool yar gufeyn. ld cug².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg