cubcuban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

Maqaar dhal xoolaad, wax la cucubay ahaansho. ld cucuban.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cubcuban

cubcubnaan [m.f.dh]
eeg cubcuban. ld cubcubnaansho,cucubnaan,cucubnaan-sho.

cucuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld cubcuban.

cubcub [m.l]
1. Maqaar dhal xoolaad, dhisan caws ka buuxo, leh qaabkii ilmaha dhintay oo neefkii dhalay lagu godliyo; joojooge. 2. Wax muuq dad leh oo beeraha la dhex dhigo si ay shimbiraha, dugaagga iwm uga cararaan. 3. Derin cusub oo aan weli la kala jeexin. 4. ld cubcubid. ld cucub¹.

cubcub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Maqaar xoolaad, dhisan caws ka buuxin. ld cucub².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg