cubid
(m.f.dh)

eeg cub².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cubid

cubcubid [m.f.dh]
eeg cubcub². ld cubcub¹ (4), cucubid.

cucubid [m.dh]
ld cubcubid.

cugid [m.dh]
ld Cubid; culid.

cub [m.l]
1. ld cuf. (-bab, m.l) Shay yar oo meel daloosha lagu gufeeyo; cuf. 2. “C. iyo cir”: ereyo kolka la cubtamayo la yiraahdo. ld cug¹.

cub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Dalool yar gufeyn. ld cug².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg