cuddad
(m.dh) (-do, m.l)

1. (u) Qalabka birtumuhu adeegasado oo dhan. 2. Birdhuuban, culus oo qalbka la tumayo hoostiiisa la dhigo; dubbad. 3. (u) Xirmo dhar ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuddad

ciddabbax [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C. ah: haweenay la furay oo cuddadii dhammaysatay. ld cuddabbax¹.

cuddabbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysanayso masruufid.

cuddabbixis [m.l]
Masruufka la siiyo haweeney la furay inta ay cuddada dhammeysaneyso. ld cuddabixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg