cunsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)1. Carruur cunto afka ugu gurid. 2. Cid cunno cunaysa maaweelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cunsii ↴
cunsiin [m.f.dh]
eeg cunsii.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg