cuntaddiid
(m.l)ld cunnaddiid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cuntaddiid ↴
cunnaddiid [m.l]
1. Qof aan cuntada ka cuni karin inta caadiga ah. 2. C. ah: ilmo yar oo aan cuntada si caadi ah u qaadan. ld cunnaddiidis, cuntaddiid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg