daabul
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ulay, -ushay)Xoolo koox-koox u socda si degdeg ah u rarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daabul ↴
daabulid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daabul. daabul
daab [m.l] (-bab, m.l)
Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda
iwm loo adeegsado.
daab [m.dh]
1. Cudur leh shuban oo ku dhaca
dhasha xoolaha markay dambar badan
nuugaan. 2. ld doog².
daab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg