daadduf
(m.l)ld daaduf¹. daaduf
daadduf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)ld daaduf². daaduf
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daadduf ↴
daaddufid [m.dh]
ld daadufid. daadufid
daaduf [m.l] (-fyo, m.dh)
Qof shaqsiyaddiisu liidato oo cayr ah. ld daadduf¹. daadduf
daaduf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Qof cayrnimo darteed la carcaraafid. ld daadduf². daadduf
daadufid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daaduf². ld daaddufid. daaduf, daaddufid
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg