daadduun
(m.l)Qof cayrnimo awgeed la bayhoofay. ld daanduun¹. daanduun
daadduun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-umay, -untay; -umi)Cayrnimo darteed la bayhoofid. ld daanduun². daanduun
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daadduun ↴
daadduumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Feer, laad iwm cid dhulka la dhigid. ld daadduunsii, daanduumi, daanduunsii. daadduunsii, daanduumi, daanduunsii
daadduumid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daadduun². ld daanduumid. daadduun, daanduumid
daadduumin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg daadduumi. ld daadduunsiin, daanduumin, daanduun- siin. daadduumi, daadduunsiin, daanduumin, daanduun- siin
daadduunshe [m.l] (-shayaal, m.l/dh)
Budh weyn oo lagu dagaalamo. ld daanduunshe. daanduunshe
daadduunsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld daadduumi. daadduumi
daadduunsiin [m.dh]
ld daadduumin. daadduumin
daanduun [m.l]
ld daadduun¹.
daanduun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uumay, -uuntay)
ld daadduun².