daaltir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Wax daal hayo nasin (nafley).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaltir ↴
raaxayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Nolol raaxo leh ku noolaansho. 2. Nasasho; daaltirasho.
daaltirad [m.l]
ld daaltirasho.
daaltirasho [m.f.dh]
eeg daaltiro. ld daaltirad.
daaltirid [m.f.dh]
eeg daaltir.
daaltiro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Cid daal hayay si uu uga ba'o; nasasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg