daaqsin
(m.dh) (-nno, m.l/dh)1. Daaq. 2. Fogaanta u dhexeysa guriga iyo meesha ay xooluhu daaqa ugu tagaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daaqsin ↴
deen [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
D. ah: ceel ama daaqsin aan dad badan joogin.
foof [m.l]
1. Xoolo daaq doonad ah. 2. Meesha xooluhu daaqaan. 3. Inta u dhexeysa xerada iyo daaqsinta. 4. Kadin geel ah. 5. Daaq. 6. ld foofid. ld soof¹.
islajoog [m.dh]
Lax irmaan oo daaqsinta aan laga reebin ilmaha.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg