dabaaljooglee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyey, -leysay)Dabaaljoogle samayn. ld dabaaljoogtee, dabbaaljooglee, dabbaaljoogtee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabaaljooglee ↴
dabaaljoogleyn [m.f.dh]
eeg dabaaljooglee. ld dabaajoogteyn, dabbaaljoogleyn, dabbaaljoogteyn.
dabaaljoogtee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
ld dabaaljooglee.
dabbaaljooglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
ld dabaaljooglee.
dabbaaljoogtee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
ld dabaaljooglee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg