dabadhac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -dhici)

Ka d.: wax si aad u jeclaysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabadhac

naa [u.j]
Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa. naayaa

dabadhicid [m.f.dh]
eeg dabadhac.

qalalab [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Si shanqar iyo buuq leh oo wax isaga dabadhacaan; rabshad.

ridim [m.l]
(muus.) Dhawaaq si darandoorri ah iskaga dabadhaca.

tii [q.dh] (-tii)
Qodobka 'ta'oo noqda 'tii'kolka uu ka dabadhaco magac dhaddig, qof ka hadlaya iyo qofka lala hadlayo isla ogyihiin ama yaqaanniin. Tus. “Aaway baastadii aad karisay?”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg