dabadhilif
(m.l) (-fyo, m.dh)

Cid, cid kale si midiidinnimo ah danaheeda ugu fulisa.

dabadhilif
(m.dh)

Barida idaha lafta yar ee dhuuban ee ay ku dhammaato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabadhilif

dabadhilifnimo [m.dh]
Dabadhilif ahaansho.

dabannashlee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
D./ka d.: si dabadhilifnimo ah qof u dabajoogid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg