dabammaryo
(m.dh)1. Nooc legdenka ka mid ah oo qofka gadaal la isu dhaafiyo. 2. Khiyaano; dhagar. 3. ld dabammaryayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabammaryo ↴
dabammaryayn [m.f.dh]
eeg dabammaryee. ld dabammaryo (3).
dabammaryee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Cid dabammaryo ku samayn.
dabammar [m.l]
1. Khiyaano; dhagar. 2. Gogoldhaaf. 3. ld dhabammarid.
dabammar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Laba waxyaabood ama ka badan oo socda isweydaarsasho. 2. U d.: cid, si khiyaano ku jirti ugu ballan-furid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg