dabargo'
(m.l)Ciribtirmidda ku dhacda wax asalkiisa ama firkiisa.
dabargo'
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-'ay, -'day)Wax asalkiisa ama firkiisa ciriitirmay noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabargo' ↴
dabargo' [m.l]
Ciribtirmidda ku dhacda wax asalkiisa ama firkiisa.
dabargo' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
Wax asalkiisa ama firkiisa ciriitirmay noqosho.
dabargo'an [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'naa, -'nayd)
Wax dabargo'ay ahaansho.
dabargo'id [m.f.dh]
eeg dabargo'².
dabargo'naan [m.f.dh]
eeg dabargo'an. ld dabargo'naansho.
dabargo'naansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dabargo'naan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg