dabbaalid
(m.f.dh)

eeg dabbaal³. ld dabbaal¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabbaalid

dabbaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid.

rogaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Faras ama rakuub aad u jarabaran. 2. U soo dabbaalidda meesha laga ugaarsanayo loo soo dabbaalo ugaar. 3. R. ah: nooc kooraha geela ka mid ah oo labada dacal ee afkeedu kor u taaganyahay. 4. Badinta qoraal lagu badiyo jikolostiil.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg