dabeecadxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)Qof hab la dhaqan wanaagsan aan lahayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabeecadxun ↴
dabeecadxumaan [m.f.dh]
eeg dabeecadxun. ld dabeecadxumaansho, dabeecadxumi, dabeecadxumo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg