dabeeco
(m.dh)

ld dabci¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabeeco

baradii-ku-noole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
(baay.) Waxa lagu sharxaa noolaha dabeeco ahaan meel ku nool, ee aan la keenin meesha.

dabci [m.l]
Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay; baxaalli, abuur. ld dabeec (1), dabeecad (1), dabeeco, dabiicad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg