dabiib
(m.l)1. (-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar. 2. Dacarfal. 3. ld dabiibid.
dabiib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)Cid daaweyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabiib ↴
dabiibid [m.f.dh]
eeg dabiib². ld dabiib¹ (3).
dhaawo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-wday, -watay)
1. Cid in dhibaato ku dhacdo u Alla tuugid. 2. Cid Jin, dabayl iwm ka dabiibasho. ld dhawo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg