dabiibid
(m.f.dh)

eeg dabiib². ld dabiib¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabiibid

dabiib [m.l]
1. (-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar. 2. Dacarfal. 3. ld dabiibid.

dabiib [m.l]
1. (-bbo,m.dh) Qof yaqaan sida wax loo daaweeyo; dakhtar. 2. Dacarfal. 3. ld dabiibid.

dabiib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Cid daaweyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg