dabrid
(m.l) (-dyo, m.dh)

Tababbar ciidamada la siiyo oo lagu baro habka xabbado rididda. ld debrid.

dabrid
(m.f.dh)

eeg dabar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dabrid

dabar-ayoon [m.l] (-rro ..., m.dh)
(kiim.) Xoogga isku dabridda ee u dhexeeya ayoonada ku jira iskudhis, kaas oo ayoonnadu ku samaysmaan elektaroonada hal curiye oo si dhammaystiran ugu wareegey mid kale ama xididshe.

dabtuur [m.l]
1. ld dabshid. 2. Cayaar carruurtu cayaarto. 3. ld dabrid.

debrid [m.l]
ld dabrid¹.

shabbaax [m.l]
1. Dabridka toogta lagu barto. 2. Dabrid.

shabbaax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Dabridid toog ku barasho. 2. Dabrid shiish ku tartamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg