dacaayad
(m.dh)ld dicaayad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dacaayad ↴
dacaayadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay,-deysay)
ld dicaayadee.
dacaayadeyn [m.dh]
ld dicaayadeyn.
dicaayad [m.dh]
1. War aan sal iyo baar lahayn oo cid laga fidiyo iyadoo lagu caayayo. 2. War aad u badan oo cid wax gaar ahaaneed looga dhaadhicinayo. ld dacaayad, dacaayo, dicaayo.
dicaayadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Cid dicaayad ka sheegid. ld dacaayadee.
dicaayadeyn [m.f.dh]
eeg dicaayadee. ld dacaayadeyn.
fadeexee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-xeeyay, -xaysay)
Cid fadeexo ku samayn; dacaayadeyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg