dacarfaal
(m.l)

Qaadashada dawo iwm si ay caloosha qarasta ku jirto uga saaranto; qarasfaal. ld dacarfaalid.

dacarfaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)

Caloosha si qaras ku jirto looga saaro, daawo iwm qaadasho. ld dacarfal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dacarfaal

cululuq [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Shanqarta ka yreerta caloosha dhaqdhaqaaqaysa ama la dacarfaalayo.

dacar [m.dh]
1. Geed yar oo jaadad badan ah oo leh caleemo hilib leh oo dhinacyada qodxo ku leh, iyo laan dheer (baaldacar) oo baarkiisa dhabaq ka samaysmo; caleemaha, dhacaan aad u xaraar oo laysku daweeyo baa laga lisaa; sibir. 2. Dhacaan xaraar oo cawl ah ama cagaar, oo inta beerka ka yimaada, beerkutaasha ku urura; xammeeti. 3. Wixii qush ah oo caloosha ku jira oo layska dacarfaalo; qaras.

dacarfaalid [m.f.dh]
eeg dacarfaal². ld dacarfaal¹, dacarfal¹, dacarfalid.

dacarfal [m.l]
ld dacarfaalid.

dacarfal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
ld dacarfaal².

dacarfalid [m.dh]
ld dacarfaalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg