dacarfaalid
(m.f.dh)eeg dacarfaal². ld dacarfaal¹, dacarfal¹, dacarfalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dacarfaalid ↴
dacarfaal [m.l]
Qaadashada dawo iwm si ay caloosha qarasta ku jirto uga saaranto; qarasfaal. ld dacarfaalid.
dacarfal [m.l]
ld dacarfaalid.
dacarfalid [m.dh]
ld dacarfaalid.
dacarfaal [m.l]
Qaadashada dawo iwm si ay caloosha qarasta ku jirto uga saaranto; qarasfaal. ld dacarfaalid.
dacarfaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Caloosha si qaras ku jirto looga saaro, daawo iwm qaadasho. ld dacarfal².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg