dacay
(m.l)Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.
dacay
(m.dh)Faruurta hoose ee xoolaha.
dacay
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-yay, -yday; -yi)Neef, si loo xukumo, qalka hoose xarig kaga xirid. ld dacayee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dacay ↴
dacayan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-ynaa, -ynayd)
Neef, wax la dacayey ahaansho. ld dacayeysan.
dacayasho [m.f.dh]
eeg dacayo. ld dacayeysasho.
dacayayn [m.dh]
ld dacayid.
dacayee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld dacay³.
dacayeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld dacayan.
dacayeysasho [m.dh]
ld dacayasho.
dacayeysnaan [m.dh]
ld dacaynaan.
dac [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Biyo wasakh ah oo ku hara kaalinka ay xooluhu ka cabbaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg