dacayan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-ynaa, -ynayd)

Neef, wax la dacayey ahaansho. ld dacayeysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dacayan

dacayeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld dacayan.

dacaynaan [m.f.dh]
eeg dacayan. ld dacayeysnaan, dacayeysnaansho, dacaynaansho.

dacay [m.l]
Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.

dacay [m.dh]
Faruurta hoose ee xoolaha.

dacay [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday; -yi)
Neef, si loo xukumo, qalka hoose xarig kaga xirid. ld dacayee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg