dacayid
(m.f.dh)

eeg dacay³. ld dacayayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dacayid

dacayayn [m.dh]
ld dacayid.

dacay [m.l]
Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.

dacay [m.dh]
Faruurta hoose ee xoolaha.

dacay [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday; -yi)
Neef, si loo xukumo, qalka hoose xarig kaga xirid. ld dacayee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg