dacdarro
(m.dh)

Dhibaato badan oo ay nafley nolosha kala kulanto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dacdarro

dacdarraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax dacdarro hayso ahaansho.

dacdarree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Wax dacdarro badid.

dacdarroobid [m.f.dh]
eeg dacdarrow.

dacdarrow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax dacdarro la kulmay noqosho.

dulli [m.l]
1. Xaalad dacdarro, dacas, silic iyo sharaf dhacoo cid'ku sugnaato. 2. D. ah: qof liita oo aan wax xun ka xishoon.

gaarrax [m.l]
Ilmo dacdarro iyo arrad ka muuqdaan.

halladaado [m.dh]
Isku ladidda wax qabashadooda la isku lado; baylax, dacdarro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg