dadaalid
(m.f.dh)

eeg dadaal². ld dedaalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadaalid

tacaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
La t.: qof buka caafimaadkiisa ku dadaalid.

dedaalid [m.dh]
ld dadaalid.

mintid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Hawl si naf-hurnimo ah u qabasho. 2. Ku m.: wax in aysan gacantiisa ka bixin ku dadaalid (qof). ld mitid².

shahiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Wax si aad ah ugu dadaalid. 2. Jahaad ku dhimasho.

taxalluji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Isku t.: wax helitaankooda ku dadaalid.

tiigso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax durugsan gaaritaankooda ku dadaalid.

dadaal [m.l]
1. Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh. 2. Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal¹.

dadaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
1. Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho. 2. Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg