dadabgal
(m.l) (-llo, m.l)1. ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo. 2. ld dadabgelid.
dadabgal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadabgal ↴
dadabdhig [m.l]
ld dadabgal¹.
dadabdhig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
ld dadabgal².
dadabgelid [m.f.dh]
eeg dadabgal². ld dadabdhigid, dadabgal¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg