dadabgelid
(m.f.dh)eeg dadabgal². ld dadabdhigid, dadabgal¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadabgelid ↴
dadabdhigid [m.dh]
ld dadabgelid.
dadabgal [m.l] (-llo, m.l)
1. ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo. 2. ld dadabgelid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg