dadabxambaarid
(m.f.dh)

eeg dadabxambaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadabxambaarid

dadabxambaar [m.l]
Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.

dadabxambaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg