daddaab
(m.l) (-bbo, m.dh)

1. Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo. 2. Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daddaab

daddaabbe [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
1. Xarig si isweydar ah lug iyo jeeni loogu xiro geela; weydaar. 2. Xarig la iskula xiro qoorta iyo xabadka faraska si uusan aad ugu ordin. 3. Hangool.

daddaabbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Xoolo, daddaabe ku xirid.

daddaabeyn [m.f.dh]
eeg daddaabee.

daddaabeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).

daddaabeysnaan [m.f.dh]
eeg daddaabeysan. ld daddabeysnaansho.

daddaabeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld daddaabeys- naan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg