daddaabbe
(m.l) (-bayaal, m.l/dh)1. Xarig si isweydar ah lug iyo jeeni loogu xiro geela; weydaar. 2. Xarig la iskula xiro qoorta iyo xabadka faraska si uusan aad ugu ordin. 3. Hangool.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daddaabbe ↴
daddaabbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Xoolo, daddaabe ku xirid.
daddaab [m.l] (-bbo, m.dh)
1. Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo. 2. Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg