daddaanso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)ld dandaanso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daddaanso ↴
daddaansasho [m.f.dh]
egg daddaanso. ld daddaansad, dandaansad, dandaansasho.
dandaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax culus, iyadoo dhulka in yar laga hinjinayo qaadasho. ld daddaanso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg