daddoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday,-ootay)

ld deddoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daddoo

faa'idaddoon [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld faa'iidaddoon. faa'iidaddoon

faa'iidaddoon [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: qof u halgamaya inuu faa'iid0 helo. ld faa'idaddoon, faa'iidoddoon. faa'idaddoon, faa'iidoddoon

wadaan [m.dh] (-aamo, m.dh)
Weel harag, cinjir iwm ka samaysan oo gadaw iyo daddoobbo leh oo inta dawlis lagu xiro ceelasha lagu shubo ama biyaha loogala soo baxo.

daddoobid [m.dh]
ld deddoobid.

daddood [m.l]
ld deddood.

deddoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qabow aad ah oo dhaxan badan leh. ld daddoo.

deddoobid [m.f.dh]
eeg deddow. ld daddoobid.

deddood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg deddoo. ld daddood.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg