dadqal
(m.l) (-llo, m.dh)

Nin hilibka dadka cuna.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dadqal

dadqalad [m.l]
Dadqalnimo.

dadqaladnimo [m.dh]
ld dadqalnimo.

dadqalatanimo [m.dh]
Dadqalato ahaansho.

dadqalato [m.dh]
1. Naag dadka qalata oo hilibkiisa cunta. 2. (m.u) Koox dad ah oo hilibka dadka cunta.

dadqalnimo [m.dh]
Dadqal ahaansho. ld dadqaladnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg