dafdafle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Qof dafdaf badan; meelo galgal badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dafdafle

dafdaflayn [m.f.dh]
eeg dafdaflee.

dafdaflee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Dafdaf samayn.

dafdaf [m.dh]
Fal aan deggenaan lahayn ee qof ku kaco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg