dagan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gantay; -gmi)1. Wax aan foojignayn noqosho (nafley). 2. Wax dayacan noqosho (alaab, xoolo iwm).
dagan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)1. Wax aan foojignayn ahaansho (nafley). 2. Wax dayacan ahaansho (alaab, xoolo iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dagan ↴
daganduug [m.l]
ld daganduugid.
daganduug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax qarin. 2. Wax baabi'in.
daganduugid [m.f.dh]
eeg daganduug². ld daganduug¹.
dagmid [m.f.dh]
eeg dagan¹.
dagnaan [m.f.dh]
eeg dagan². ld dagnaansho.
ilbaadso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof ama wax kale dusha ka ilaalsasho si isagoo dagan loo helo.
ilhel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-elay, -eshay)
Ka i.: wax la gaadayo fursad isagoo dagan u helid.
dag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Cid dhibaato aysan filayn gaarsiin ama ka dhaadhicin wax aan jirin; dhagrid; khatalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg