dahaarid
(m.f.dh)eeg dahaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dahaarid ↴
gaar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Meel tegid. 2. (f.g) Cid, cid ka horreysa ka daba tegid. 3. (f.g) Jir cananno ku suntid. 4. (f.g) Dhiil, abxad iwm dahaarid. 5. (f.mg) Wax, wax ku filnaansho.
gadaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dfay, -daftay; -dfi)
1. Wax qaab wareegsan u yeelid. 2. Wax, wax kale ku dahaarid. ld gedef².
jallaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Kitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad².
jildi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Buug ama kutub gal dusha uga dahaarid. ld jaldi², jeldi².
shaqal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qlay, -qashay)
1. Wax shaqal ku qurxin. 2. Xuruuf carabi ah xarako u yeelid. 3. Dhiil, haruub iwm maro ku dahaarid.
dahaar [m.l] (-rro, m.dh)
Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhegsan.
dahaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhejin.