dahabo
(m.dh)Shimbir yar garbaha, ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; caddadhuuni.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dahabo ↴
caddadhuuni [m.dh]
Shimbir yar garbaha ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; dahabo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg