dakaamid
(m.f.dh)

eeg dakaan². ld dakaamo (2), dakaan¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakaamid

dakaamo [m.dh]
1. Daal badan oo ku yimaadda gammaanka iyo awrta marka ay socod dheer galaan. 2. ld dakaamid.

dakaan [m.l]
1. D. ah: gammaan ama awr aad u daalay. 2. ld dakaamid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg