dakanaduug
(m.l)Baabi'inta la baabi'iyo godob dad u dhexeysey. ld dakanaduugid.
dakanaduug
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)Godob dad u dhexaysay baabbi'in.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakanaduug ↴
dakanaduugid [m.f.dh]
eeg dakanaduug². ld dakanaaduug¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg